Deni oo sheegay inuu qabanayo doorasho wakhtigeeda ku dhacda

Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa sheegay in dawladiisu ay diyaar u tahay inay doorashada waqtigeedii ku qabato, islamarkaana uu diyaar u yahay inuu galo tartan.

Madaxweyne Deni oo xalay shacabka Puntland la hadlay ayaa sidoo kale ka hadlay arimo kala duwan oo ay ka mid yihiin, amaanka, dastuurka faderaalka iyo waliba arrimo kale.

Waa sida uu warbixin uu magaalada Garoowe nooga soo diray ku sheegayo wariyahayaga Nuux Muuse Birjeeb.

Your browser doesn’t support HTML5

Deno oo sheegay inuu qabanayo doorasho wakhtigeeda ku dhacda