Madasha Haweenka: Shaqo la’aanta haysata gabdhaha wax bartay

Madasha Haweenka

Barnaamijka Madasha Haweenka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay shaqo la’aanta haysata gabdhaha ka qalinjebiya jaamacadaha ee Soomaaliya.

Waxaa soo jeedinaysa Caasha Ibraahim Aadan.

Your browser doesn’t support HTML5

Madasha Haweenka: Shaqo la’aanta haysata gabdhaha wax bartay