Maxaa Sacdiya Yaasiin loogu diiday Puntland?

Sacdiya

Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Sacdiya Yaasin Xaji Samatar ayaa sheegtay in laga hor istaagay safar ay shalay ugu amba bixi laheyd magaalada Garowe.

Sacdiya ayaa xustay in maamulka diyaaraddii ay raaci laheyd ay ku wargelisay in madaxda Puntland aaney oggoleyn inay halkaasi tagto.

Warbixintan waxaa Muqdisho kasoo diray, Xasankafi Qoyste.

Your browser doesn’t support HTML5

Maxaa Guddoomiye ku xigeenka Golaha Shacabka loogu diiday Puntland?.m4a