Dawladda Soomaaliya oo sheegtay inay diiwaangelinayso daawooyinka waddanka soo gala 

Wasaaradda Caafimaadka ee dawladda federaalka Soomaaliya ayaa shalay sheegtay inay bilaabayso maaraynta daawooyinka iyo qalabka caafimaadka ee waddanka la keeno.

Hadalkan ayaa lagu sheegay war saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda.

Haddaba Haaruun Macruuf ayaa khadka telefoonka kula xiriiray Dr. Faarax Maxamed Sharraawe oo ah Guddoomiyaha Hay’adda Ku meelgaarka ah ee Maaraynta Daawada, ugu horraynna waxa uu weydiiyey goorta ay wasaaraddu bilaabayso inay hirgeliso wargelinta kasoo baxday.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysiga diiwaange;inta daawooyinka soo gala Soomaaliya.m4a