30 qof oo ka mid ah 36 ajaanib ah oo u kala dhashay Iiraan iyo Paaksitaan oo lagu helay kalluumaysi sharci-darro ah ayaa maanta horyimid maxkamadda gobolka Banaadir, iyaga oo racfaan ka qaatay xukunka horey ugu dhacay.
Faahfaahinta warkan waxaa inoo haya Xasan Kaafi Qoyste.
Your browser doesn’t support HTML5
Dhageysuga dacwadda 36 eedeysane oo ajaanib ah.m4a