Bandhigga VOA: Doorka dhallinyarada Afrika ee wax ka qabashada caqabadaha qaaradda

Ugbaad

Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay doorka ay dhallinyarada Afrika ku leeyihiin wax ka qabashada caqabadaha ka jira qaaradda sida colaadaha, dhaqaalaha, isbeddelka cimilada iyo arrimaha kale.

Waxaa soo jeedinaysa Sahra Ciidle Nuur.

Your browser doesn’t support HTML5

Bandhigga VOA: Doorka dhallinyarada Afrika ee wax ka qabashada caqabadaha qaaradda