Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Bari ee Puntland Col. Cabdulqaadir Jaamac Dirir ayaa VOA u sheegay in ay gacanta ku hayaan xubno ka tirsan ururada Daacish iyo Al-Shabaab. Raggan ayuu taliyuhu sheegay in ay isku soo dhiibeen ciidamada Puntland. Wariyaha VOA ee Boosaaso, Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa wayasigaan la yeelatay Taliyaha.
Your browser doesn’t support HTML5
Rag ka tirsan Al-Shabaab iyo Daacish oo 'isi soo dhiibay'