Ammaanka magaalada Muqdisho ayaa si weyn loo adkeeyay xilli loo diyaar garoobayo u dabbaaldegga maalmaha xoriyadda Soomaaliya.
Wariyaha VOAda Xassan Kaafi Cabdiraxmaan Qoyste ayaa warbixintan inoo soo jeedinaya.
Your browser doesn’t support HTML5
06 24 MOGADISHU INDEPENDENCE DAYS.m4a