Wareysi: Jawaahir Baarqab oo ka hadashay tacaddiyada jinsiga ee loo gaysto haweenka Soomaaliyeed.

Jawaahir Baarqab

Dunida ayaa maanta xuseysaysa Maalinta Caalamiga ah ee Ciribtirka Xadgudubyada Jinsiga ee dhaca xilliga colaadaha. Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa ku baaqay in sare loo qaado ilaalinta sharciga ee dhammaan dadka Soomaaliyeed ee lagula kaco xadgudubyada xagga jinsiga.

Guddoomiyaa Haweenka Gobolka Banaadir Jawaahir Maxamuud Jaamac (Jawaahir Baarqab) ayaa sheegeysa in aan lahayn tirakoob sax ah oo ku saabsan xadgudubyada xagga galmaha ee lagula kaco haweenka Muqdisho, maadaama gabdhaha uu tacaddigu ku dhaco iyo qoysaskooda ay sababo kala duwan u qarsadaan xadgudubkaasi.

Caasho Ibraahim Aadan oo khadka taleefanka kula xiriirtay Jawaahir Baarqab ayaa ugu horreyn weydiisay waxa uga dhigan tahay maalintan?

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Jawaahir Baarqab oo ka hadashay tacaddiyada jinsiga ee loo gaysto haweenka Soomaaliyeed.