Soomaaliya Kalluumeysatada Boosaaso oo ka cabanaya tallaabo ay qaadday Puntland June 21, 2023 Dekedda Boosaaso Arag Fikradaha Boosaaso — Kalluumaystada degamada Boosaaso ee gobolka Bari ee Puntland ayaa cabasho ka muujiyey in suuqii ay kalluunka ku iibsan jireen uu maamulka Puntland ku wareejiyey nin ganacsde ah, kadibna lagu war geliyey in goob kale loo rari doono. Weriyha VOA Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa warbixintaan nooaga soo diratay magaalada Boosaaso. Your browser doesn’t support HTML5 Kalluumeysatada Boosaaso oo ka cabanaya tallaabo ay qaadday Puntland.m4a