Ra’iisulwasaare Xamse oo maanta tababar u furay saddex kun oo macallin

Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Xamse Barre, ayaa maanta tababar u furay macallimiin gaaraysa 3 kun oo dhowaan ay qoratay Wasaaradda Waxbarashada ee Soomaaliya.

Ra’iisulwasaaraha ayaa sheegay in xilligan ay waqti siinayaan sidii hannaanka shaqaalaysiinta ay uga dhigi lahaayeen mid hufan.

Wariyaha VOA, Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle, ayaa warbixintan Muqdisho ka soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Tababarka macallimiinta cusub ee dowladda federaalka