Taliyeyaal sarsare oo ka tirsan howlgalka Midowga Africa ee Soomaaliya ee ATMIS iyo saraakiil sare oo ka tirsan milatariga Mareykanka ayaa Jimcihii kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho, xilli diyaar garow loogu jiro dhimista ciidamada ATMIS oo 2 kun oo askari ay ka baxayaan Soomaaliya dhammaadka bishan.
Bixitaanka ciidanka ayaa gogol xaar u ah qorshe ay ATMIS dalka uga baxeyso dhammaadka 2024-ka, guud ahaan mas’uuliyadda ammaankana ay ugu wareejineyso Soomaaliya.
Warbixin arrintan ku saabsan waxaa inoo soo jeedinaya Maxamed Colaad Xassan.
Your browser doesn’t support HTML5
Kulan ku saabsan ka bixitaanka ATMIS ee Soomaaliya