Waxaa maanta si rasmi ah uga bilowday Somaliland imtixaanka shahaadiga ah ee fasallada 8-daad ee dugsiyada dhexe, iyo fasallada 4-aad ee dugsiyada sare ee Somaliland. 41,000 kun oo arday ayaa maanta si rasmi ah ugu fadhiistay imtixaanka.
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay imtixaankan.
Wariyaha VOA-da Khadar Cakule ayaa warkan Hargeysa ka soo diray.
Your browser doesn’t support HTML5
Imtixaanka shahaadiga ah ee Somaliland