Bandhigga VOA: Dhallinyarada Soomaalida Yurub iyo xanuunada maskaxda

Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dhibaatooyinka ay dhallinyarada Soomaaliyeed kala kulmaan dalalka qurbaha, gaar ahaan xanuunada maskaxda ee ku dhaca dhallinyarada tagta dalalka Yurub.

Waxaa soo jeedinaysa Sahra Cabdi Axmed.

Your browser doesn’t support HTML5

Bandhigga VOA: Dhallinyarada Soomaalida Yurub iyo xanuunada maskaxda