Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa sheegay in 54 ka tirsan ciidamada Uganda lagu dilay weerarkii al-Shabaab ay ku qaadday saldhigii ciidamada hawlgalka Midowga Afrika ATMIS ee ku yaalla magaalada Buulo Mareer 26-kii bishii May ee aynu soo dhaafnay.
Haddaba weerarkan ugu dambeeyey ee al-Shabaab ay ku qaadday slahdigga Buulo Mareer iyo hadalka Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa Ismaaciil Xuseen Farjar uu ka waraystay Cabdiraxmaan Sahal Yuusuf oo ah khabiir amni, kuna sugan Muqdishu.
Your browser doesn’t support HTML5
Falanqeyn weerarada Al-shabaab ee xarumaha ATMISm4a