Wicitaanka Dhageystaha: Caqabadaha iyo fursadaha Soomaaliya ee EAC 

EAC leaders

EAC leaders

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Jimcihii soo dhaweeyay aqbalaadda warbixinta codsiga xubinnimada Soomaaliya ee Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Africa ee EAC.

Haddaba haddii ay Soomaaliya ku biirto ururkaas, maxay yihiin caqabadaha iyo fursadaha horyaalla? Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxaa soo saaray soona jeedinaya Nuur Xasan Nuur.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barnaamijka Wicitaanka Dhageystahaa.m4a