KISMAAYO — Ciidamada Jubbaland ayaa faafaahin ka bixiyay howlgal saddexdii maalmood ee u dambeeyay ay ciidamada Danab iyo kuwa Jubbaland ka fuliyeen deegaannada galbeedka Kismaayo, halkaasi oo sida ay saraakiishu sheegeen lagu dilay xubno ka tirsan Al-Shabaab.
Afhayeenka Ciidanka Jubaland, Gaashaanle dhexe Maxamed Faarax Daahir, ayaa arrimahaasi waxa uu uga warramay wariyaha VOA, Aadan Maxamed Salaad.
Your browser doesn’t support HTML5
Halkan ka dhageyso wareysiga Afhayeenka Ciidanka Jubbaland