GAROOWE— Punland ayaa maanta waxaa la shaaciyay natiijada guud ee doorashadii qof iyo codka aheyd ee dhawaan ka dhacday 30 degmo oo ka tirsan Puntland.
Wariyaha VOAda Nuux Muuse Birjeeb ayaa warbixintan ka soo diray Garoowe.
Your browser doesn’t support HTML5
Natiijada doorashadii ka qabsoontay Puntland