Bandhigga VOA: Maxaa ka dhalan karaa nidaamka madaxweyne iyo ku-xigeen?

Madaxda Soomaalida

Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay in u guurista nidaamka madaxtooyo ee dhowaan lagu heshiiyay shirkii Golaha Wadatashiga Qaran uu Soomaaliya u horseedi karo xasillooni siyaasadeed.

Waxaa soo jeedinaya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Bandhigga VOA: Maxaa ka dhalan karaa nidaamka madaxweyne iyo ku-xigeen?