Wareysi: Buugga Habka Cilmi Baarista Taariikhda Soomaalida ee Prof. Maxamed Mukhtaar

Prof. Maxamed Mukhtaar

Magaalada Muqdisho ayaa dhowaan lagu qabtay Carwada Buugaata, taasi oo lagu soo bandhigay buugaag kala duwan oo ay qoreen qoraayaal rug caddaa ah iyo kuwo da’yar.

Prof. Maxamed Xaaji Muqtaar, oo maadada taariikhda ka dhiga Jaamacadda Savannah ee gobolka Georgia ee dalka Maraykanka, ayaa ka mid ahaa qoraayaashii buugaagtooda lagu soo bandhigay Bandhigga Buugaagta.

Buugga Habka Cilmiga ee Baarista Taariikhda Soomaalida, oo ka hadlaya qaabka ay tahay in loo wajaho taariikhda Soomaalida, oo uu qoray Prof. Maxamed Xaaji Muqtaar, ayaa lagu soo bandhigay Carwada.

Prof. Maxamed oo hadda Muqdisho ku sugan ayay Caasha Ibrahim Aden weydiisay hadafka guud ee buuggan.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysiga Prof. Mukhtaar.m4a