Ileyska VOA: Isbeddelada ku yimid dhaqaalaha Soomaaliya

Bankiga Dhexe

Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay halka uu taagan yahay dhaqaalaha Soomaaliya iyo isbeddelada ku yimid sanadihii ugu dambeeyey.

Waxaa soo jeedinaya soona diyaariyey Maxamed Colaad Xasan.

Your browser doesn’t support HTML5

Ileyska VOA: Isbeddelada ku yimid dhaqaalaha Soomaaliya