Jubbaland oo bilowday imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare

Imtixaanka shahaadiga ee dugsiyada sare

Imtixaanka shahaadiga ee dugsiga sare ayaa si rasmi ah meelaha uu maanta ka bilowday waxaa ka mid ah toddobbo degmo oo ka tirsan dowlad goboleedka Jubbaland. Imtixaanka ayaa waxaa u fariistay arday gaareysa 1,561 arday, sida uu ku soo warramayo wariyaha VOA ee Kismaayo Aadan Maxamed Salaad.

Your browser doesn’t support HTML5

Imtixaanka Shahaadiga ah ee Jubbaland