Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta Muqdisho ka daah furtay imtixaanka shahaadiga ee fasalka 4-aad ee dugsiga sare. Sanadkan waxaa imtixaank u fadhiistay in ka badan 33 kun oo arday.
Wariyaha VOA, Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle, ayaa warbixintan ka soo diray Muqdisho.
Your browser doesn’t support HTML5
Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiga Sare oo maanta bilowday