Doorashada Puntland: Natiijooyin horudhac ah oo la shaaciyey

Guddiga Doorashooyinka ee Puntland ayaa ku dhawaaqay natiijada 10 degmo oo ka mid ah 30-kii degmo ee Puntland shalay doorashada Golayaasha Deegaanka looga dareeray.

Wariyaha VOA-da Nuux Muuse Birjeeb ayaa warbixintan kasoo diray Garoowe.

Your browser doesn’t support HTML5

Doorashada Puntland: Natiijooyin horudhac ah oo la shaaciyey