Baydhaba —
Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay waxaa maanta maxkamadi ay dil toogasho ah ku fulisay laba nin oo ku eedeysnaa gacan ku dhiiglenimo.
Wariyaha VOAda Muqtaar Maxamed Catoosh ayaa warbixintan inooga soo diray Baydhabo.
Your browser doesn’t support HTML5
Warbixinta dila lagu fuliyay laba nin .m4a