Magaalada Hargeisa waxaa maanta lagu qabtay xuska maalinta 18-ka May oo sannadkan ku beegan 32 guuradii ka soo wareegtay markii Somaliland ay si iskeed ah ugu dhawaaqday inay ka go’day Soomaaliya inteeda kale sanadkii 1991-kii.
Wariyaha VOAda Khadar Maxmed Cakuule ayaa warbixintan ka soo diray Hargeisa.