Madasha Haweenka: Halganka Siyaasadda ee haweenka Soomaaliyeed
Fowsiya Xaaji Aadan
Washington —
Barnaamijka Madasha Haweenka ee toddobaadkan waxaan ku eegeynaa halgalnka siyaasadda ee Haweenka Soomaaliyeed, waxaana marti ku ah Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya Fowsiya Xaaji Aadan oo ah xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka, aheyd gabadha kaliya ee ka qeybgashay doorashadii madaxweynaha Soomaaliya ee sannadkii hore.