Puntland oo amrtay in la soo xiro siyaasiyiin ay ku eedeysay xiisadda Garowe
Saciid Deni
Garoowe —
Maxkamadda Sare ee maamulka Puntland ayaa amartay in lasoo xiro mas’uuliyiin xilal kala duwan hore uga soo qabtay Puntland iyo qaar hadda ka haya xillal dowladda Federalka Soomaaliya.