Cawayska Dhadhaab - May 15, 2023

Cawayska Dhadhaab

Barnaamijka Caweyska Dhadhaab, oo aan toddobaad kasta kusoo qaadano arrimaha sida gaarka ah u taabanaya nolosha dadka Soomaaliyeed ee ku dhaqan xeryaha qaxootiga Kenya, waxaad dhageysan kartaan 8:30pm xilliga Geeska Afrika habeen kasta oo Isniin ah, waxaana kusoo celinaa 8:30pm habeen kasta oo Talaado ah.

Waxaa Dhadhaab kusoo diyaariyey Cabdisalaan Salas iyo Axmed Cabdullaahi Jaamac (Axmed Dheere).

Your browser doesn’t support HTML5

Cawayska Dhadhaab - May 15, 2023