Fatahaado ku dhuftay deegaano ku yaala maamul goboleedka Jubaland

Baardheere

Dhinaca Koonfureed ee dalka Soomaaliya ayaa laga soo sheegayaa inay daadadkaasi ku dhufteen dhulbeereedyo ku yaalla maamul goboleedka Jubbaland sida degmada Baardheere. Beeraleyda dagmadaasi ayaa sheegay in daadadku ay baabi’iyeen dalagyadii.

Weriyaha VOA Aadan Maxamed Salaad ayaa dhibaatada soo foodsaartay beeraleyda ka waraystay Maxamed Cabdiraxiin Maxamed oo ah ku xigeenka isu duwaha wasaaradda beeraha ee Jubbaland ee dagmada Baardheere ee Gobolka Gedo.

Your browser doesn’t support HTML5

Fatahaadaha Baardheere