Ra’iisulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta magacaabay Guddiga Tira-koobka, Soo Celinta, Qiimeynta, iyo ka Talo-Bixinta Nidaaminta Hantida Qaranka. Guddigan oo ka kooban siddeed xubnood ayaa isugu jira wasiiro iyo madax kale oo uu ka mid yahay guddoomiyaha gobolka Banaadir.
Wariyaha VOA, Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle, ayaa warbixintan ka soo diray Muqdisho.
Your browser doesn’t support HTML5
Guddiga soo celinta hantida qaranka oo lagu dhawaaqay