Waa sidee xaaladda magaalada Ceerigaabo ka dib rabshadihii xalay?

Ceerigaabo

Xaaladda magaalada Ceerigaabo ayaa maanta deggan ka dib markii xalay rabshado ka dhacay uu ku dhintay qof shacab ah, ayna ku dhaawacmeen shan askari oo ka tirsan Ciidamada Booliska, sida uu VOA u xaqiijiyey Guddoomiyaha Gobolka Sanaag Axmed Abdi Muse.

Warkan waxaa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Xaaladda magaalada Ceerigaabo oo deggan ka dib rabshado ka dhacay