Madaxweyne Biixi oo soo dhoweeyey ergo ka shaqaynaysa arrinta Laascaanood

Muuse Biixi Cabdi

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa soo dhoweeyey madax dhaqameedka ka yimid Koonfurta Soomaaliya oo Hargiesa u jooga arrinta Laascanood. Madaxweyne Muuse Biixi ayaa sidoo kale ka hadlay arrimaha doorashooyinka Somaliland oo uu sheegay in sharciga loo raacayo.

Madaxweyne Biixi ayaa hadalka ka sheegay khudbad sannadeedkii uu u jeediyey fadhi wada jir ah oo ay yeesheen labada gole ee wakiilada iyo Guurtida.

Your browser doesn’t support HTML5

Hadal-jeedinta Madaxweyne Biixi