Waxaa laga cabsi qabaa in webiga Shabelle uu mar kale ku fataho magaalada Beledweyne xilli biyo xooggani ay webiga kasoo galayaan dhinaca Itoobiya. Guddoomiyaha guddiga gurmadka fatahaada ee Beledweyne Xaaji Cismaan Dhagaxow Harur ayaa wariyaha VOA ee Baledweyne Xuseen Xasan Dhaqane uga waramaya baaxada biyaha magaalada ku soo food-leh iyo heerka uu gaarsiisan yahay dedaalka la geliyey in magaalada aan fatahaad looga bixin
Your browser doesn’t support HTML5
Fatahaadda webiga Shabelle