Xaafuun: Kalluumaysato u dhimatay xaalado caafimaad oo ay badda kala kulmeen

Bari

Laba kalluumaysato ah ayaa ku dhintay, qaar kalena waay ay ku curyaameen dabayaaqadii bishii hore kadib markii ay quuseen biyaha badda si ay u kalluumaystaan xeebta degmada Xaafuun ee Puntland.

Illaa hadda si cilmi ah looma xaqiijin waxa keenay dhimashada iyo curyaannimada qayb ka mid ah jirka kalluumaysata, hase yeeshee waxaa la xaqiijiyey in quusiddooda badda kadib ay la kulmeen dhibaatooyinkan caafimaad ee keenay dhimashada iyo curyaannimada.

Faadumo Yaasiin ayaa warbixintan inooga soo dirtay Boosaaso.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhimasho ku timi kaluumaysato ku sugan Xaafuun