Sannad ka dib xil hayntiisa, maxaa u qabsoomay madaxweyne Xasan?

Xasan Sheekh

MUQDISHU - Sideed maalmood ayaa ka dhiman sannad-guurada koowaad ee markii la doortay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Madaxweynaha ayaa markii la doortay sameeyey ballanqaadyo la xiriira hannaanka dawladnimada sida dhamamystirka dastuurka, in doorashada xigta ay noqoto qof iyo cod ah, xoraynta dalka, dayn cafinta iyo dib u heshiisiinta.

Warbixintan waxa inoo soo diray Xasan Kaafi Qoyste.

Your browser doesn’t support HTML5

Falanqaynta sannadguurada xilhaynta madaxweyne Xasan Sheekh