Warbixin ku saabsan geerida Saciid Khaliif oo ka tirsanaa fannaaniinta hobollada Waaberi

Saciid Khaliif Cali 

Allaha u naxariistee waxaa dalka Jarmalka ku geeriyooday fannaankii Soomaaliyeed Saciid Khaliif Cali oo ka mid ah fannaaniinta hobollada Waaberi.

Wariyaha VOAda Ibrahim Xassan Dandureey ayaa geeridiisa iyo tariikhdiisa faneed ka wareystay Maareeye ku Xigeenka Golaha Murtida iyo Madadaalada ee Muqdisho, Maxamed Xassan Barrow iyo Fanaanka Cabdi Baadil oo Jarmalka Deggan, oo ay ka wada tirsanaayeen fannaaniinta hobollada Waaberi. Waxaana ku horeynaya Cabdi Baadil.

Your browser doesn’t support HTML5

GEERIDA SACIID KHALIFA.m4a