Hargeysa: Shir ku saabsan xuquuqda caruurta

Somaliland

Waxaa maanta Magalada Hargiesa lagu qabtay Shir lagu daah furayay Xeerka Ilaalinta Xuquuqda Caruurta ku nool Somaliland kaasi oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Shaqo galinta Somaliland.

Warkan waxa Hargiesa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

DHAGESYO WARBIXINTA XUQUUQDA CARUURTA EE SOMALILAND.mp3