Xarardheere —
Ciidamada dawladda Soomaaliya ayaa xalay hawlgal ka sameeyey degaanka Ceel Qaboobe oo ilaa 30km dhinaca koonfureed ka xiga magaalada Xarardheere.
Faahfaahinta warbixintan waxaa inoo haya Cabdiwaaxid Macalin Isxaaq.
Your browser doesn’t support HTML5
Wararkii ugu dambeeyay ee hawlgallada ka dhanka ah Al-shabaab.m4a