Mas’uuliyiinta deegaanka Kalabydh ee gobolka Sool oo ah meel ay si wayn ugu barakeceen dadkii ka qaxay dagaalka Laascaanood ayaa sheegay inaysan weli helin gargaar dhanka hoyga iyo cunnada ah bilo kadib qaxaas, sida uu VOA u sheegay Maxamuud Maxamed Xuseen oo afhayeenka gudidda degamada kalabaydh ee gobolka Sool. Mas’uuliyiinta ayaa sheegay in dadkaasi ay gaadhayaan ku dhawaad 30.
Weriyaha VOA ee Laascaanood ayaa warbixintan innoo haya
Your browser doesn’t support HTML5
Xaaladda barakacayaasha Laascaanood