Maamul goboleedka Koonfur galbeed iyo madaxda ururka shaqaalaha dunida ee Soomaaliya ayaa maanta sheegay in mashaariic ay wadaan ay ugu talogaleen inay ka faa’iidaystaan illaa 500 qof oo kamid ah barakacayaasha, dadka dalka ku soo laabtay iyo weliba dadka degaanka.
Tallaabadan ayaa kusoo beegantay xilli maanta loo dabbaaldegayo Maalinta Muruqmaalkaa Aduunka. Warbixintan waxaa inoo soo diray Mukhtaar Maxamed Catoosh.
Your browser doesn’t support HTML5
Shaqaalaynta barakacayaasha ee Koonfur Galbeed