Xulka kubadda Cagta Soomaaliya ee 17-jirrada ah oo ciyaar adag ay dhex mareyso xulka Algeria

African Cup under 17

Xulka kubadda cagta Soomaaliya ee 17 jirrada ah ayaa caawa la ciyaaraya xulka Algeria, tartanka Koobka Qaramada Africa ee ciyaartoyda 17 jirrada ka yar. Dhalinyarada Muqdisho ayaa sheegay in Soomaaliya ay guul ka gaari doonto ciyaarta caawa. Warbixintan waxaa Muqdisho ka soo diray Mahad Cali Xiddir.

Your browser doesn’t support HTML5

Ciyaarta xulalka Soomaaliya iyo Algeria