Deeggaanka Dhaban-soor ee gobolka Sool, oo ka mid ah goobaha ay u barakaceen qoysaskii ka cararay dagaallada magaalada Laascaanood ayaa waxaa ka jira dhibaatooyin caafimaad-darro iyado deeggaankaasi oo aan lahayn xarumaha hooyoyinka iyo dhallaanka. Dumar fara badan oo uur leh ayaa laga deyrinayaa xaaladda ay ku sugan yihiin, iyadoo qaarkood la sheegay inay umul-raaceen.
Warbixintan waxaa soo diray weriyaha VOA ee Sool, Cabdikarim Olol.
Your browser doesn’t support HTML5
Xaalad caafimaad darro ah oo la soo darastay qaar ka mid ah haween ku sugan deeggaan ka mid ah Sool