Go'aanno ka dhan ah Mooto Bajaajta 'oo laga hirgelinayo' Muqdisho
Madaale
Muqdisho —
Guddoomiyaha gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaalle, oo shir jaraa'id ku qabtay Muqdisho, ayaa sheegay in la joogo waqtigii la dhaqan galin lahaa awaamiir ay dowladda Soomaaliya horey uga soo saartay Mooto Bajaajta.