Cumar Xasan Rooraaye oo lagu aasay Hargeysa

Cumar Xasan Rooraaye

Waxa maanta magaalada Hargeysa lagu aasay Allaha u naxariistee fannaankii Cumar Xasan Rooraaye oo shalay galinkii danbe ku geeriyooday Hargeysa. Cumar Xasan Rooraye ayaa ka mid ahaa heesaagii iyo jilayaashii hobolladii Waaberi ee Soomaliyeed.
Haddaba, warkan waxaa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Cumar Xasan Rooraaye oo Hargeysa lagu aasay