Booliska Soomaaliya oo xiray shaqaale dawladeed oo musuqmaasuq lagu eedeeyey

Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho

Ciidanka booliiska ee Soomaaliya ayaa qabtay xubno u shaqeeya dawladda Soomaaliya oo lagu tuhunsan yahay falal musuqmaasuq ah, sida ay baahisay warbaahinta rasmiga ah ee dawladdu.

Faahfaahinta warkan waxaa inoo haysa Seynab Abuukar

Your browser doesn’t support HTML5

Shaqaale dawladeed oo lagu xiray Muqdisho