Ileyska VOA: Ahmiyadda saddaqada ay u leedahay Muslimiinta

Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay ahmiyadda ay saddaqo bixinta u leedahay Muslimiinta, ayada oo bisha barakaysan ee Ramadaan ay geba-gebo mareyso.

Waxaa soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.

Your browser doesn’t support HTML5

Ileyska VOA: Ahmiyadda saddaqada ay u leedahay muslimiinta