Deegaanka Raqayle oo ka tirsan gobalka Shabeellaha Dhexe ayaa waxaa ku fatahay wabiga Shabelle kaasi oo baabi’iyay dalagyadii beeraha oo xilli gooshasho marayay.
Wariyaha VOA, Xuseen Xassan Dhaqane, ayaa warbixintan ka soo diray magaalada Beledweyne.
Your browser doesn’t support HTML5
Wabiga Shabeelle oo ku fatahay deegaanka Raqayle ee Shabeellaha Dhexe