Booliska Muqdishi 'oo dhaqan-gelinaya' amarkii Xasan Sheekh

Taliyaasha booliska

Taliyaasha booliska

Taliska Boosliska Gobolka Banaadir ayaa sheegay inay dhaqan-gelinayaan amarkii dhowaan kasoo baxay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxauud ee lagu mamnuucayay in magaalada Muqdisho lagu dhex qaato hubka waaweyn.

Haddaba ma fududahay in amarkan muddadaasi kooban lagu dhaqan-geliyo? Warbixin su’aashaas ka jawaabeysa waxaa Muqdisho inooga soo diray weriyaheenna Cabdicasiis Barrow.

Your browser doesn’t support HTML5

Taliska booliska oo sheegay inay dhaqangelinayaan amarkii Xasan SHeekh ..m4a