Madaxweyne Xasan: 'Sannadguurada 63aad ee ciidanka, waxaa lagu xusayaa dagaal lagula jiro al-Shabab'

Xasan Sheekh

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ammaanay ciidamada dawladda oo uu sheegay in dagaalka ay kula jiraan al-Shabaab uu yahay mid qoraya taariikh. Madaxweynaha ayaa hadalkan ku sheegay khudbad uu jeediyey munsaabadda 63-guurada ciidanka xoogga dalka.

Warbixintan waxaa inoo haya Cabdixakiin Maxamuud Shirwac.

Your browser doesn’t support HTML5

Khudbadda madaxweynaha ee xuska maalinta ciidanka